Sign in to follow this  
Deeq A.

Nuxurka Kulankii Hogaamiyeyaasha Xisbiga Waddani & Safiir-xigeenka Safaarada Maraykanku ku leeyahay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   
Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Xoghayaha Guud mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa kulan la qaatay Safiir ku xigeenka Maraykanka Amb. Tim Trenkle oo magaalada Hargeysa safar hawleed ku jooga.
Hoggaanka Xisbiga iyo weftiga Maraykanka ayaa ka wada hadlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin xal u helidda xaaladda Laascaanood iyo sidii loo dardar gelin lahaa arrimaha doorashada Madaxtooyada si isbedel hoggaamineed dalka uga dhaco.
332279659_749412569870942_19932594837374
332169154_1366218847531466_6436012885677
332313425_563951419023988_20983724915504
332198526_934136020912110_32636732895966
332265159_586921759992124_33571623269092

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this