Sign in to follow this  
Saalax

Talaalka Caruurta Oo Ka Socda Guud Ahaanba Gobolka Sanaag

Recommended Posts

Saalax   

Ceerigaabo (Ceerigaabo.com) Talaalka Caruurka Da’ doodu ka yar tahay 5ta Sanadood ayaa Maal mahan danbe ka Socday degmooyinka Tuulooyinka gobolka Sanaag guud ahaanba’ Barnaamujkan oo Iska kaashadeen Hay’adda Caafimaadka Adduunka iyo Wasaaradda Caafimadka ee Jamhuuriyadda Somaliland ‘ Waxa Sanad walba laga Fuliyaa dhamaan dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

 

 

Qaar Mida Shaqaalaha Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka ee gobolka Sanaag ee Xarunteedu Tahay Magaaladda Ceerigaabo ayaa noo Xaqiiyey In Barnaamujkan ay Si Joogto Ah Isaga Kaashadaan Hay’adda Caafimaadka adduunka ee Magaceeda la yidhaahdo World Health Organiation (WHO) Iyo Wasaaradda Caafimaadka Somaliland iyadoo ay Ku wahaliyaan Hay’adda Kale oo daryeelka Caafimaadka ka Shaqeeya Sida UNICEF.

 

 

Ujeedada looga Danleeyahay Talaalkan ayaa ah sidii Caruurta looga Talaali lahaa Lixda Cudur ee Dilaaga Kuwaas oo sababa Dhimasho Ilmaha Yar ‘ ama Aafo aanu kazoo aayoodsan Karin kaga tegi kara.

 

 

Hadaba Barnaamujkan ayaa Si Habsami Heersare ah uga Socda Dhamaanba degmooyinka Waaweyn ‘ Kuwa yar yar’ Tuulooyinka iyo Waliba Meelkasta oo cidi Ku Nooshahay oo gobolka Sanaag Ka mida.

 

 

Sidoo kale Barnaamujkan Talaalka Caruurta Wuxu ka Socda guud ahaanba Wadankan Jamhuuriyadda Somaliland Sida aanu Ku Helayno Ilo Xogo gala ah.

 

 

Si kastaba ha ahaatee Iyadoo ay dhinac Socoto Wacyi-galin dheeraad ah ayaan Arkaysaa Shaqaalaha Caafimaad oo kooxo u wada Socda oo gudanaaya Howlahooda Magaalada Ceerigaabo Waliba Degaamada Ka Baxsanba .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this