Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: Puntland Hospital a modern project: PICS

Recommended Posts

isbital1.jpg

Puntland Hospital

 

Waa Isbitaal casri oo sanadkii 2005 laga furay Boosaso waxaana uu ****olay baahida kumanaan kun oo qof oo ka yimid gobolada kala duwan ee dalka waana la amaanay

............................

Share this post


Link to post
Share on other sites

isbital2.jpg

 

Dhaqaatiirta waayo aragnimada & aqoonta dheer leh ee Puntland Hospital waxay fuliyeen qaliimo culus oo ay aheyd in dalka dibadiisa loo qaado, waxaana Isbitaalku uu kaalin weyn ka qaatey in uu ****olo awood ahaan adeegyada caafimaad, iyadoo la adeegsado qalabka casriga ee Isbitaalka iyo Dhakhaatiirta qibrada iyo aqoonta

.............................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Isbitaalka Puntland waxaa ka mid ah dhaqaatiirta ka hawlgasha dhaqaatiir isugu jirta Soomaali & Ajanabi, waxaana ay kala yihiin Dhaqtarka cudurada Guud, Dhakhtarka Cudurada Haweenka, Dhakhtarka cudurada caruurta, Dhakhtarta cudurrada sanka, dhagaha iyo cunaha (ENT), Dhakhtarta Jajabka, Dhakharta cudurada Neefmareenka & Wadnaha, Dhakhtar Sheybaariiste ah, dhamaan dhakhaatiirtan waa kuwa leh takhasus

isbital5.jpg

 

........................................

Share this post


Link to post
Share on other sites

isbital3.jpg

 

Qalabkan ama Mishinkan wuxuu ka mid yahay qalabka casriga ee laga isticmaalo Isbitaalada waa weyn ee dunida, waxaana Isbitaalka uu isku dayayaa in uu ****olo dhamaan baahida qalab ee looga baahan yahay adeegyada iyo hawlaha caafimaad, Waxaana Isbitaalka uu diyaariyey qalab kale oo casri ah shaybaar modern ah, Raajo ama XR tayo wanaagsan, qalabka qaliinka, qalabka indhaha iyo qalabka cabirka dhiigaga

 

........................................

Share this post


Link to post
Share on other sites

isbital4.jpg

 

Puntland sidoo kale wuxuu leeyahay Farsamiye laga heli karo dawooyin casri ah oo lagu xafidey meel qabow, waxaana Farsamashiga kuugu diyaar ah shaqaale aqoon leh oo loo diyaariyey u adeegida bulshada & waliba macaamiisha gaarka ah ee Isbitaalka. Sidaasi si la mid ah Puntland Hospital wuxuu diyaariyey qolal loogu tala galey in la jiifiyo bukaanka, qaybta Gargaarka deg deg ah, waxaana Isbitaalku uu shaqeeya 24-ka saac, waxaana uu leeyahay koronto joogto ah.

................................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Nice!

 

Hope future/recent university graduates can secure a position there.

 

btw in the group picture Bosaso looks really nice, they should have taken a panorama of the city from the balcony

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^^Yeah, more home grown Somali doctors would be good. I wonder if they are part of the Quest programs for returning Somali doctors.

 

It looks really good mashallah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NinBrown   

I think these guys have done well. People that visited the hospital recently were very impressed both with the service and cleanliness. ***I wonder what the MRSA rate would be*****

 

Healthcare in Somalia is all private currently and no one is interested in developing future Somali doctors/specialist because it does not make economic sense.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Ninbrown the salaries of the foreign doctors are much higher than the rates of homegrown doctors, so economically speaking it WOULD make sense for those Somali private investors to stimulate the growth of homegrown doctors and nurses. There are plenty of universities in Puntland and the rest of Somalia they could draw from.

 

Ibti, what program?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

I wonder if they will view a Somali born outside Somalia a foreign and pay him/her the same salary as the ajaanabi doctors?

 

Horta,don't we have architects in Somalia, why are all the new buildings look the same?

 

Mashaallah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^LOL

 

Adam: I'll dig up the link for you 2morrow inshallah. It is like a skill database for people who want to return back home, there are a few, the one run by the UN is called QUEST and last year they managed to send 80 people back in various sectors. The problem they were having were not enough applications. Its been running for two years now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NinBrown   

Adam: specialty training is very expensive everywhere in the world. These guys hire cheap doctors from India/Pakistan and take the rest of the profit.

 

I agree in the long run it would make more sense economically to train your own, however, these guys are after the quick buck...everywhere is Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this