Deeq A. Posted February 23, 2023 Magaalada Hargaysa waxa maanta soo gaadhay wafti uu hogaaminaayo sii hayaha Safiirka maraykanka ee Somaliya Tim Trenkle Waftidan ayaa hargaysa u yimid sidii ay dawlada ugala hadli lahaayeen khilaafaadka siyaasiga ah ee dalka ka taagan iyo Colaada Laascaanood sida ay sheegtay safaarada Maraykanka ee Somaliya. Source Share this post Link to post Share on other sites