Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti Maraykanka ah oo maanta safar ku yimid Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Hargaysa waxa maanta soo gaadhay wafti uu hogaaminaayo sii hayaha Safiirka maraykanka ee Somaliya Tim Trenkle

Waftidan ayaa hargaysa u yimid sidii ay dawlada ugala hadli lahaayeen khilaafaadka siyaasiga ah ee dalka ka taagan iyo Colaada Laascaanood sida ay sheegtay safaarada Maraykanka ee Somaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this