Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Mogadisho mayor says TFG is aware of the atrocities Amisom Commits

Recommended Posts

Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo sheegay in dowladdu ogtahay xasuuqa ay geystaan ciidamada Amisom, Balse aysan ka haddli Karin.

By nuur on Nov 27, 2010

 

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa sheegay in dowladda KMG Soomaaliya ay la socoto in ciidamada AMISOM xasuuq u geystaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho

 

balse sida uu yiri dowladdu aysan arrintaasi marna wax ka qaban karin. “Dowladda iyada ayaa la ilaaliyaa, mana awooddo in ciidamadii ilaalinayay ay amar ku soo rogto” ayuu yiri Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo sheegay in ciidamada AMISOM la’aantood aysan dowladda KMG Muqdisho ku sii shaqeyn karin.

 

“Dowladdu marna kama maarmi karto joogitaanka ciidamada AMISOM ee Muqdisho, waayo Amisom la’aanteeda dekedda iyo garoonka diyaaradaha Muqdisho ma shaqeyn lahayn” ayuu yiri Tarzan oo intaa ku daray in askarta AMISOM ay sidoo kale ilaalo u yihiin madaxda dowladda KMG Soomaaliya, shaqo muhim ahna ay u hayaan dowladda.

 

“Aniga kuma raacsani AMISOM xasuuqa ay shacabka u geysanayaan” ayuu yiri Tarsan oo tibaaxay in aan indhaha laga qarsan Karin duqeynta ay goobaha rayidka ah ka geysanayaan ciidamada AMISOM, haddana AMISOM la’aantooda dowladda ma sii jiri lahayn ayuu yiri Tarsan.

 

“Waan ognahay AMISOM shacabkeena ayay dilayaan, haddana anaga ka dowlad ahaan qasab ayay nagu tahay in ay Muqdisho sii joogaan, welibana waxaan ku talin lahaa in ciidamo dheeraad ah la keeno si ay dowladda gacan u siiyaan, dalka oo dhanna gacanta dowladda ugu soo celiyaan” ayuu yiri Tarsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xundhuf,

 

Keep posting the bad news about Southern Somalia and the good news about Northern Somalia. Xaasid fooqul xaasid.. wish the best for both sides of the country. Understand that it's bad for both sides of the country if half of it is burning.

Share this post


Link to post
Share on other sites

is it bad news when the TFG official confronts AMISOM ?? ,,,,, I think it is good news that this guy is brave enough to slam the AMISOM actions against civilians 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^It is bad news when you are trying to spread news that tells the crowds that the TFG is divided. Telling us that the government is weak and can't say a word about the actions of the AMISOM is also a lie.

 

balse sida uu yiri dowladdu aysan arrintaasi marna wax ka qaban karin. “Dowladda iyada ayaa la ilaaliyaa, mana awooddo in ciidamadii ilaalinayay ay amar ku soo rogto” ayuu yiri Maxamuud Axmed Nuur Tarzan oo sheegay in ciidamada AMISOM la’aantood aysan dowladda KMG Muqdisho ku sii shaqeyn karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack the people of Mogadisho deserve peace and with Amisom Murdering looting and Killing civilians its not going to happen that said. The Mayor of mogadisho did well in highliting the atrocities Amisom Commits against the innocent civilians of Mogadisho. We wish for peace and prosperity for all our neighbouring countries.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xaaji,

 

Very nice statement there.. the thing is you cherry-pick the things you post so people can see the bad image of Mogadishu and the good side of Hargeisa. for the sake of consistency, tell us the good stuff that are happening in the south as well. Report when Sheekh Sharif opens the new buildings in Mogadishu. I.e. the Airport remodeling, the new Aqalka Umadda, and many more.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack i am against The Amisom Troops and their criminal activities in somalia . And how many times have i posted Sh sharif flying to spain and the Hadj and America.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaggee laga dhigaa dad baa la xasuuqayaa anna waxba kama qaban karo oo waan iska fiirsan, kuwa samaynaya xasuuqana waan la shaqaynayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Amisom ay idinka dhegtee car ka hadla xasuuqa ay wadaan ajaaniibta Al-qaida ka socdo oo shabaabka tageerayo, gowracayo,marin habaabinayo dhalinyarta, oo magaca diinta islaamka ku xasuuqaya Umadda somaliyeed ma amisom ayaa ka halis badan??

 

these guys r changing our whole religion to something fanatic,and all u can do is critisize Amisom??????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this