Sign in to follow this  
Garaad Bari

Ungry protesters burn S/land Flag

Recommended Posts

Mudaaharaad aad u balaadhan oo saaka lagu Qabtay Gobolada Sool iyo Ceyn ayaa Dadweyne ka Qiireysan Hadaladii kasoo yeeray Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee Somaliland Feysal Cali (Waraabe)ayaa sababtay in Goob fagaare ah lagu Gubo Calanka Jamhuuriyada iskeed isku Caleemo-saartay ee Somali-land

 

 

Dadweynaha ayaa ku dhawaaqayay erayo xamaasadi ku dheehan-tahay iyo Wadaninimo,iyagoo ku qeylinayey "Doonimeyno in Soomaaliya lakala dhaantaalo" waxaanu ka xunahay Shirqoolka Hargaysa laga soo abaabulayo ee lagu kala goynayo Midnimada Shacabka Soomaaliyeed ee Walaalaha ah iyo hadalo ay ka mid yihiin "Ma maantuu hadana Feysal Cali (Waraabe)is bar-bardhigay Soomaaliya iyo Yuhuud oo aan isku Diin aheyn ayey ku dhawaaqayeen Mudaaharadayaasha.

 

 

Shacabkii mudaaharadayeey ayaa u sheegay Suxufi Keynaan oo ku sugnaa Goob katrsan goobihii Mudaaharaadka ka socday, in sababta ay u gubayaan Calanka Somaliland ay oogu wacan-tahay,iyagoo ka xumaaday gubniinkii Calanka Soomaaliya ee lagu gubay Magaalooyinka Burco iyo Hargeysa.

 

Source view_article.php?articleid=5315

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this