RedSea Posted January 9, 2008 Dadka ka faa'ideystay deeqdan ayaa kala ah :- 1) Kaxshiiqaal 500 qoys 2) Xerooyinka Ceelasha biyaha 1000 qoys 3) Dayniile 835 qoys Total 2335 qoys. Lacagaha lagu iibiyay deeqdan raashinka ah waxaa ku tabarucay :- 1) Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil $ 15,000 2) Jaaliyadda Soomaaliyeed Aarhus Denmark $ 5,000 3) Shirakadda Diyaaradaha Jubba Airways $ 3,500 4) Sirkadda Xawaaladda Qaran Express $ 3,000 5) Jaaliyadda Soomaaliyeed Begen -Norway $1,000 6) Sirkadda Xawaaladda Amal Bank $ 1,000 pictures. Quote Share this post Link to post Share on other sites