Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo Komishanka Doorashooyinku sheegay

Recommended Posts

Deeq A.   
Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE , WADDANI iyo UCID .
Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in bilowga bishan Ramadaan oo ku began 22 bisha March ay dalka bilaabi doonan qeybinta kaadhadhkii cod bixiyayaasha ee dhawaan diwaangalintoodu dalka ka dhacdey .
Kominshanka ayaa hore u sheegay inay doorashadii madaxtooyada ku qaban karaan muddo 9 bilood ah oo ka bilaabmaysay bishii October ee sanadkii hore .
komishan-1024x683.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this