Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqaymo xooggan oo weli ku socda magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230222_090855476.jpg?resize=720

Ciidamada Somaliland ayaa mar kale saaka duqaymo aan kala sooc lahayn ku garaacaya magaalada Laascaanood.

Goob-joogayaal ku sugan Laascaabood ayaa soo sheegaya in weli duqaymo xooggan lagu garaacayo xaafadaha kala duwan ee magaalada.

Subaxnimadii hore ee saaka lama soo werin dagaal toos ah waxaase sii socda madaafiicda ku hoobanaya gudaha Laascaanood.

Madaafiicda ayaa sababay khasaare iyo burbur waxaana la sheegayaa in goobaha qaarkood uu dab ka kacay.

PUNTLAND POST

The post Duqaymo xooggan oo weli ku socda magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this