Sign in to follow this  
Deeq A.

Kuuriyada Waqooyi Oo Sheegtay Inay Tijaabisay Gantaal Awood U Leh In Uu Gaadho Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Pyongyang)-Ciidammada Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka ayaa si wadajir ah u sameeyay dhoolatus millateri, taasi oo jawaab u ahayd gantaal ah nooca riddada dheer ee Kuuriyada Waqooyi ay tijaabisay.

Pyongyang ayaa sheegtay in tijaabadani ay digniin u ahayd Washington iyo Seoul.

Kuuriyada waqooyi ayaa sidoo kale sheegtay in gantaalkii riddada dheer ee ay tijaabisay Sabtidii uu awood u leeyahay in lagu garaaco dhul weynaha Maraykanka .

Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa hore ugu dhawaaqay inay dhoolatus wadajir ah sameyn doonaan bisha soo socota.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this