Sign in to follow this  
Deeq A.

Adeegyada uu Bulshada u qabto Cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo Qaarkood Qiimaha Lacagta Adeega la kordhiyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Bishan dhexdeeda waxa la kordhay qiimaha Shaybaadhka Dhiigga Complete Blood Count (CBC) waxa uu hore u ahaa $5 waxa hadda laga dhigay $6 dhammaan waxa kor loo qaaday Adeegga Shaybaadhada ee uu bixiyo Cusbitaalka Guud ee Hargeysa, Cusbitaalka Gaarka loo leeyahay ee Gargaar Shaybaadhka Complete Blood Count (CBC) waa $7, Muqdisho Cusbitaalka Dawliga ah ee Digfeer Shaybaadhka Complete Blood Count (CBC) waa $2, waxa waajib ku ah Xukuumadda in Bulshadu hesho Adeeg Caafimaad oo qiimo jaban ah Danyartuna awoodi karto.

Waxaa Qoray

Mohamed Sidik – Dhamme

cusbitaal.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this