Sign in to follow this  
BiLaaL

Ciidamada Itobiya oo amar ku bixiyay in shacabku ka guuraan agaarka warshada baastada

Recommended Posts

BiLaaL   

Once again just who is calling the shots folks? This directive is not coming from dheere, oh no. Rather its coming straight from the occupiers. Why need a middle-man when you've got complete control!!

 

Ciidamada Itoobiya oo amar ku bixiyay in shacabku ka guuraan degaanada ku dhow warshadda baastada

 

 

Aayaha.com, Arbaco, 30 May 2007 - Cadowga Itoobiya ee xoogga ku heysta xaruntii hore ee warshadda baastada ayaa ku amray dadka deggan warshadda baastada agagaareheeda in ay ka guuraan ilaa 10-km oo isku weer ah.

 

Ciidamada Itoobiya ee ku sugan xaruntii hore ee warshadda baastada ayaa amarkaan ay soo saareen waxa uu ka dambeeyey markii xaq u dirirka Muqdisho ay halkaasi la beegsadeen weeraro isdaba joog ah,waxaana go'aankaan uu u muuqdaa mid la xiriira weeraradaas.

 

Dad badan ayey la yaab ku noqotay in ciidamada cadowga Itoobiya aay dad Soomaaliyeed ku amraan in ay isaga guuraan xaafadohooda,waxaana dadka qaar ay sheegeen in ay tahay tani mid muujineysa cadaawadda ay Itoobiyaanku u hayaan shacabaka Soomaaliyeed.

 

Horey ayaa ciidamada cadowga itoobiya waxa ay dad Soomaaliyeed uga saareen guryihii dowladda oo ay dadkaasi daganaayeen,waxaana hadda magaalada dhexdeeda daadsan oo hooy la'aan ah qoysas Soomaaliyeed oo ay si arxandarro ah ciidamada cadowga Itobiya iyo kuwa maleeshiyada Imbagathi uga soo saareen aqaladii ay daganaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this