Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Qashqashaadle

Recommended Posts

Salaan...

 

I thought odey Cabdillaahi Yuusuf to have learned not to underestimate Shariifka for all those months uu Jowhar ku xayirnaa, and if it wasn't Shariifka ilaa maanta Jowhar ku xayirnaan lahaa.

 

Apparently not.

 

If odeyga thinks he can once again try to out-trick Shariifka politically, hmm...

 

---------------

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo Muqdisho ku sii jeeda ka dib markii uu martiqaad ka helay Midowga Maxaakiimta Islaamiga

 

Baydhabo (Baidoa.com, Oktoober 31, 2006) -- Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee la wareegay gacan ku haynta caasimada Soomaaliya ee Muqdisho horraantii bishii Juun ee sanadkan 2006 oo maamulkooduna ku baahiyay inta badan gobollada koonfurta Soomaaliya ayaa ku martiqaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan in uu Muqdisho yimaado.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa aqbalay martiqaadkan wuxuuna ku sii jeedaa Muqdisho oo ay kaga horreeyaan ku dhowaad todobaatan (70) xildhibaan oo ka soo horjeeda siyaasada dawlada fadhigeedu yahay Baydhabo oo ay ku eedeeyeen in ay ciidamo Itoobiyan ah soo dul dejisay xaruntii dawlada ee Baydhabo.

 

Wararka ayaa waxay tibaaxayaan in qorshuhu yahay in Gudoomiyaha Baarlamaanka marka uu Muqdisho tago ay xildhibaano kale u soo guuraan Muqdisho si loo buuxiyo tiro shardiyeedka (quorum) ee Baarlamaanka (139) oo ah tirada ugu yar ee xubnaha Baarlamaanka ee loo baahanyahay in ay goobjoog ahadaan marka uu Baarlamaanku fariisanayo si uu u qabsoomo kalfadhi Baarlamaan oo go'aamo sharci ama ansax ah soo saari kara sida uu dhigayo Axdiga Federaalka ah.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa Muqdisho waxay ugu danbaysay bishii December ee sanadkii 2005 wakhtigaasoo ay Muqdisho u kala qaybsanayd xukunka hogaamiye kooxeedyo kala duwan ayadoo haddana ay Maxaakiimtu keliyah maamulaan ka dib markii ay ka adkaadeen hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho.

 

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa hadda ku sugan dalka Kenya ka dib markii dalka Sacuudiga uu ku soo cimraystay wuxuuna ka haray oo uusan raacin wefdi dawlada u matalaya shirka Khartuum oo ka dhoofay Baydhabo oo sii maray Kenya ayagoo ku sii jeeda caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum ka dib markii Cabdulaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi ay waraaqo u direen diblomaasiyiinta iyo madaxwaynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir oo ay ku sheegeen in Gudoomiyaha Baarlamaanka uusan wakiil uga ahayn dawlada la xaajoodka Maxaakiimta.

 

Shirka Khartuum oo ku talagalku ahaa in lagu dhamaystiro labadii heshiis ee ay Khartuum, Suudaan ku soo gaareen Midowga Maxaakiimta Islaamiga ee Muqdisho iyo dawlada oo lagu ballamay in mar kale lagu kulmo khartuum shalay [30 October, 2006.] ayaan weli furmin ayadoo labada dhinac aysan u muuqan kuwo shirkan ku heesiin doona.

 

Maxaakiimta ayaa ku adkaysanaya in aysan soo hor fariisan doonin wefdiga dawlada ilaa ay ciidamada Itoobiya ka baxaan Baydhabo iyo in Kenya aysan qayb ka noqon shir gudoonka wadahadalada.

 

Dhinaca dawlada ayaa ku adkaysanaya in Kenya ay qayb ka ahaato shir gudoonka wadahadalada.

 

Baydhabo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Salaan...

 

I thought odey Cabdillaahi Yuusuf to have learned not to underestimate Shariifka for all those months uu Jowhar ku xayirnaa, and if it wasn't Shariifka ilaa maanta Jowhar ku xayirnaan lahaa.

Something is wrong with your analysis here sxb. Ethiopia was behing the coming of Yusuf to Bay city not Shariifka. And today we know Yusuf has strong Ethiopian and clan manpower behind him in Bay city and does not need Shariifs help to stay the city, something he did not enjoy in Jowhar.

 

Apparently not.

 

If odeyga thinks he can once again try to out-trick Shariifka politically, hmm...

Somali ilaahaa umaqan. Ninba calooshiis ushaqeeyste umada dan u aheyn ha u gurbaan tumo. And why would you think, going to Xamar by shariifka is anything but nin carooday. Sxb lets stop cheerleading who is playing "clever" politiking at the expense of our people and start distancing our selves from these self- serving criminals.

 

S O O M A A L I Y A

Share this post


Link to post
Share on other sites

If shariifka goes to Xamar ,, that will be the end of the TFG,, well, at least the parliament ,, he already have some 70 members in Mogadishu and others will follow as he arrives in Mogadishu ,,,, then will have everything in 2 ,,,, for sure, the next will be half of the ministers will defect to mogadishu too ,,,,,

 

The news is not yet confirmed but if it it true then i'm worried for the TFG ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Yeah, they probably would generate some serious dialogue and honest dealings of civil issues in Puntland, Somaliland, and TFG. At least they would be a close partner to an aggreived individuals, entity, or clan or subclan in their attempt to lure more supporters into their camp.

 

We do have different interpretations for his departure to Mogadisho both positive and negative. I would rely on the positive side that the Speaker went to Mogadisho to facilitate talks or convince colonel Aweis to support his government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Ayoub, indeed, regional adminstration should have been built in Bay and Bakool. I don't know the reason as to why it has taken so long to establish this adminstration as the Federal Charter writes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coloow   

Shariif Xasan is in my opinion a peace loving person. But he is powerless. He would be remembered for flying different airlines without getting mileage bonuses.

 

Shariifka has been sidelined by the advent of another shariif.

 

I wonder how his journey and meeting in Muqdisho (if it is realised) would be reported:

 

"Shariif Xasan oo maanta la kulmay sheikh shariif oo ka codsadey shiikh shariif inuu ka tanusulo magaca sharafta leh....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Shaatigaduud iyo asxaabtiisa ayaa ku ciyaarey gobolka ee mar hore ayaa loo suubin lahaa maamul sida kuwa gobolada kale.

 

burburkii Southwestern State of Bay and Bakool isagaa ka danbeeyey isagaana abuurey markii horena kowda April 2002, lix bilood ka dib Sheikh Aadan Madoobe ayaa xoog ooga saarey Baydhabo, yaaba dib danbe u maqley southwestern state.

 

The point is, mar aad is hubto ood dadkaaga ay kugu raacsanyihiin wax kasta ayaa maamul la sameeyaa, gobol uu Shaatigaduud Xaabsade iyo madoobe plus their Saransoor u taliyaan waxba kama soo socdo.

 

Bay iyo Bakool waa hore ayey aheyd in ay maamul sameestaan, waa laba gobol oo aad muhiim u ah, haddey maamul sameesan lahaayeena isku filnaan lahaa xag dhaqaale iyo dhinac kastaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

So is everyone of us expecting the BIG TFG that cannot succeed to make this administration with all the resources give can rule the whole country ???

 

i wonder how they wanna do this ,,, this is just one region even half of region and could't make it ,,,,,,

 

the ICU is facing the same difficulties but somehow did something in Jowhar and Kismayo,,, Mugadishu is still pending as it is very complex ,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Something is wrong with your analysis here sxb. Ethiopia was behing the coming of Yusuf to Bay city not Shariifka.

If it wasn't Shariifka's persuasion of Xaabsade and Saransoor to let odeyga to come to Baydhabo, C/llaahi maanta Jowhar uu fadhin lahaa oo Amxaaro ku heyn lahayd. If Itoobiya could've done anything intuu Jowhar aadin ayee Baydhabo keeni lahayd.

 

Odeyga Shaaticagaar iyo Sheydhaan Madoowe uu isku haleynaaye oo inay Baydhabo keenaan, which he finally realized inay waxba usoo wadin.

 

burburkii Southwestern State of Bay and Bakool isagaa ka danbeeyey isagaana abuurey markii horena kowda April 2002, lix bilood ka dib Sheikh Aadan Madoobe ayaa xoog ooga saarey Baydhabo, yaaba dib danbe u maqley southwestern state.

Shaaticagaar waa isla weynaaday, oo waana iimaanbeelay markuu ku dhawaaqay in uu "madaxweyne" yahay, sheekadiina dadka kale ugu baxay oo la isku ogaa in uu ka dego jagada "guddoomiye" ee RRA-da.

 

Maya, labada jago aa isku heysnaa uu dhahay, sida Musharafka Bakistaan camal, ma afgambi uu ka cabsanaaye. :D

 

Iyagaa is qasaariye, oo Bakool iyo Baay ma xukumin oo ilaa Saakoow iyo Bu'aale ee Jubbada Dhexe ku jiraan iyo Yaaqbariweyne iyo Leego agteeda ee Shabeellada Hoose ee maamulayeen markee 2002 isku kaceen.

 

Dhulkaas yar ayaa ku filnaan waaye, ka waran hadee gacanta kusii hayn lahayeen Luuq, Baardheere, dhamaan Shabeellada Hoose iyo Jubbada Dhexe as the maamul goboleedka Koonfur Galbeedka was intended to rule for? Iyagaa waxba soo ceshan ayee wixii yaraa isku qabsadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Mowlaca sheekh cali cabdile in la geeyo, dhiig la siiyo markaasna madad-ka la saaro waaye nooh ama arliyo loo geeyo waaye inta SOL lacag looga soo aruursho. Aniga muggoo diyaar aa ahay wixii laigu soo qoro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this