Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Qatar oo la wareegaysa kooxda dalka Ingriiska ka dhisan ee Manchester United

Recommended Posts

Deeq A.   

Dawladda Qatar ayaa si rasmiya u gudbisay dalab ku aaddan in ay la wareegto kooxda dalka Ingriiska ka dhisan ee Manchester United.

War uu soo saaray Sheikh Jassim Bin Hamad Al Thani ayaa lagu sheegay in kooxdu u baahan tahay dar dar cusub iyo in dib loo abaabulo taageerayaashii kala daatay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this