Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal iyo duqaymo ka sii socda magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Polish_20230217_082156243.jpg?resize=720

Dagaal iyo duqaymo ayaa saaka oo Jimce ah ka sii socda magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa sida warar xaqiijinayaan weerar ku qaaday ciidamada degaanka SSC ee ku sugan gudaha Laascaanood.

Hubka noocyadiisa kala duwan oo ay isu adeegsanayaan labada dhinac ayaa laga maqlayaa magaalada sida ay noo sheegeen goob-joogayaal.

Ciidamada Somaliland ayaa sidoo kale madaafiic iyo qoryaha waaweyn ku duqaynaya gudaha Laascaanood.

PUNTLAND POST

The post Dagaal iyo duqaymo ka sii socda magaalada Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this