Sign in to follow this  
Deeq A.

Kumuu ahaa Cali Cabdulle Guure —halgamaagii Muqdisho ku geeriyooday?!

Recommended Posts

Deeq A.   

Sannadkii 1945tii ayuu Cali Cabdulle Guure ku dhashay Degmada Buulaburde ee Gobolka Hiiraan. 9 sano kaddib dhalashadiisa ayuu Cali Indhaha beelay. isagoo indho la’ ayuu Muqdisho soo galay. Hibo faneed ayaa Cali ku jirtay wuxuuna jeclaa inuu ka heeso goobaha lagu caweeyo. Sannadkii 1963dii ayuu si rasmi ah uga mid noqday dhallinyaro Radio Muqdisho laga shaqaaleysiiyey. Ragga iyo gabdhaha ay isku xilliga ahaayeen waxaa ka mid ah Axmed naaji Sacad, Farxiya Cali Faarax, Duniya, Cabdulle Raage iyo Careys Ciise. 1973 Cali wuxuu ka mid noqday kooxdii Qaranka ee Waaberi.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this