Sign in to follow this  
Deeq A.

M/weyne Muuse biixi oo ka sanqadhiyey Madax-dhaqameed uu sheegay inay Shuruud ku xidheen Xalinta Arrinta Laascaanood.

Recommended Posts

Deeq A.   
Madaxweynaha Somaliland ayaa ka hadley madax dhaqameed uu sheegay inay Shuruud ku xidheen xalinta arinta Sool .
“ Maanta ninka shuruud ku xidhaya nabad Sool ee Laascaanood jooga ama meel kale jooga ma aha nin Somaliland lexo jeclo ka leh .
Raga xalay hakiyey ee shiraayey laguma xidhi karo nabadeenta Sool shuruud
Somaliland mudnaanteedu waa nabadeena ninkii diidaana ( falaysa Mina ) nagama mid aha …” Ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi .
mb.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this