Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxaanu diyaarineynaa in xaafad ka tirsan Hargeysa loo bixiyo SOOL…Maayarka Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   
Arinta Laascaanood in Geedka nabad la wada fadhiisto uma baahna in shuruud lagu xidho dhaqankeena iyo diinteena Islaamku-ba sidey dhigayso .
Xeerka Caasimadu ee diyaarintiisu socoto waxaa ku qoran in wiil reer Laascaanood ahi Maayar Hargeysa ka noqon karo hadii uu kartideeda la yimaado .
Waxaanu diyaarineynaa in xaafad ka tirsan Hargeysa loo bixiyo SOOL , nasiib daro rag-na Hargeysa reer sool ha ka soo guuraan ayay leeyihiin …”
Maayarka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa sidan hada yidhi .
MaayarMoogeHar-1.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this