Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumaadda Somaliland oo Madax-dhaqameed u diraysa magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumaadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay inay Madax-dhaqameed u dirayso Gobolka Sool si ay isimadda dhaqanka ee Gobolkaasi ugala hadlaan xaaladda taagan iyadoo sheegtay inay siinayso awood buuxda madax-dhaqameedka ay dirayso.

Madaxweyne ku xigeenka Soomaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici oo maanta ka hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay Soomaliland qorsheysay inay Sool u dirto Madaxda Dhaqanka.

“Xukuumad ahaan Waxaanu diyaarinay Madaxdhaqameed aanu u dirayno Laascaanood, Garaadada waxaanu leenahay waxaanu idiin soo diray  dhaqankii dhigiina ahaa”. Madaxweyne Xigeenka Somaliland.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this