Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukumada S/land oo shaacisey inay Madax-dhaqameed u dirayso Isimada Dhulbahante

Recommended Posts

Deeq A.   
Xukuumaadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay sheegtay inay Madax-dhaqameed u dirayso Gobolka Sool si ay isimadda dhaqanka ee Gobolkaasi ugala hadlaan xaaladda taagan iyadoo sheegtay inay siinayso awood buuxda madax-dhaqameedka ay dirayso.
Madaxweyne ku xigeenka Soomaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici oo maanta ka hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in ay Soomaliland qorsheysay inay Sool u dirto Madaxda Dhaqanka.
“Xukuumad ahaan Waxaanu diyaarinay Madaxdhaqameed aanu u dirayno Laascaanood, Garaadada waxaanu leenahay waxaanu idiin soo diray dhaqankii dhigiina ahaa”. Madaxweyne Xigeenka Somaliland.
May be an image of 3 people, people standing and text that says 'AL REVIEW I 2022- 20 LG ee Dib- u rsheynta 20 AMBASADOR HOTE'

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this