Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir u furmay Guddida Mus-danbeedka Garxajis

Recommended Posts

Deeq A.   
Waxaa maanta magaaladda hargeysa uu shir uga furmay,Gudidda iyo musdanbeedka beesha West Burco Clan waxaana shirkaasi lagaga tashanayaa arinta ka taagan gobolka Sool iyo arimo kale oo xukuumada madaxwayne Biixi iyo dalka la xidhiidha.
Xubno shirkaas qayb ka ah ayaa intaasi ii xaqiijiyay.
Shirkaasi ayaa dhawaan go’aamo laga soo saarayaa.
May be an image of 9 people, people standing, people sitting and outdoors

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this