Deeq A. Posted February 15, 2023 Waxaa maanta magaaladda hargeysa uu shir uga furmay,Gudidda iyo musdanbeedka beesha West Burco Clan waxaana shirkaasi lagaga tashanayaa arinta ka taagan gobolka Sool iyo arimo kale oo xukuumada madaxwayne Biixi iyo dalka la xidhiidha. Xubno shirkaas qayb ka ah ayaa intaasi ii xaqiijiyay. Shirkaasi ayaa dhawaan go’aamo laga soo saarayaa. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites