Deeq A. Posted February 15, 2023 Ganacsade Jabuutaawi ayaa sheegay inuu yahay Madaxweynaha ku meel gaadh ka ah ee maamulka cusub ee deegaankiisu samaysteen Jabuutaawi wuxuu kamid ahaa dadkii ugu adkaa qadiyada Somaliland hadana wuxuu kamid yahay Kuwa ugu fog ee ka soo horjeeda Somaliland Muuse biixi dadka uu kasaaray qadiyada Somaliland Ayuu kamid yahay Ganacsade Jabuutaawi. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites