Deeq A. Posted February 14, 2023 Magaaladda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa caawa mar kale uu dagaal ku dhex marayaa Ciidamadda qaranka Somaliland iyo kooxaha nabad-diidka ah. Dhawaaqa Rasaasta iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa magaaladda Laga maqlayaa. Illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan caawa dib uga billaamay magaalada Laascaanood. Xukuumadda Somaliland waxa ay ku eedaysay kooxo xag jir ah in ay dagaalka kula jirto ay wali ku dhuumaalaysanayaan. Source Share this post Link to post Share on other sites