Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha guurtida Somaliland oo war ka soo saaray xaaladda gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha guurtida Somaliland ayaa baaq taageero ah ka soo saaray xaaladdaXabad joojinta  gobolka Sool

Golaha guurtida ayaa soo jeediyay in gar-garaa loo  fidiyo dadka ku barakacay xaaladda gobolka Sool.

Guddoomiyaha  Golaha Guurtida Somaliland  Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in ay taageersan yihiin go’aankii xukuumadda ee Xabad-joojinta bila shuruuda.

Geesta kale waxa uu Garaadada gobolka Sool ugu baaqay in ay qaataan xabad-joojin bila shuruuda.

Ugu danbayn waxa uu fariin u diray Warbaahinta dalka oo uu ugu baaqay inay dalka iyo dadka u tudhaan  kana dhawrsadaan wararka xaqiiqada ka fog ee hurinaya colaadaha.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this