Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal xooggan oo maalintii sideedaad ka socda hareeraha Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal xooggan ayaa saaka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogagga Daraawiishta SSC ayaa galay maalintii sideedaad oo xiriir ah.

Ciidamada degaanka ayaa sida wararku sheegayaan saaka magaalada ka difaacay weerar culus oo Ciidamada Somaliland soo qaadeen.

Dhamman dadaalladii Nabad-raadinta aya sidoo kale fashilmay kadib markii Taliska Muuse Biixi diiday in uu Ciidankiisa ka dul qaado Laascaanood.

PUNTLAND POST

The post Dagaal xooggan oo maalintii sideedaad ka socda hareeraha Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this