Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaalka Ka Socda LAASCAANOOD Oo Galay Maalintii Sideedaad.

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaaalda Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa lagu soo warramayaa in saaka mar kale uu dib uga billaamay dagaal, waxaana qaybo kamid ah Magalada laga maqlayaa Rasaas.

Goob joogayaal ayaa soo sheegya in hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo oo wali dagaal uu socdo.

Xukuumadda Somaliland ayaa war ay soo saartay waxaa ya ku sheegtay in xabbadjoojintii ay ku dhawaaaqday ay jabiyeen maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee ku dhuumaalaysanaya magaalada iyo dulleedkeeda.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this