Mr. Somalia Posted October 17, 2010 Magaaladda Nairobi ee caasimada Kenya ayaa Shalay lagu doortay Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Bartamaha Soomaaliya oo ah maamul dhowaan looga halkaas,kaasi oo la doonayo inuu dib u soo celiyo kala dambayntii iyo Maamulkii ka jiray Goboladda dhaca Bartamaha Soomaaliya. Waxaana ay doorashadu u dhacdey sidaan isla markaana labadaas xil loo kala doortay; 1-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Bartamaha Soomaaliya ayaa loo doortay Maxamed Xaashi Cabdi 2-Madaxweyne kuxigeenka ayaa loo doortay Maxamed Xayir Nuur Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa lagu Ansixiyay oo lagu dhaariyay Xaflad balaaran oo ka dhacday Hoolka Weyn ee Hoteelka Eastleigh Mall,waxaana Xafladda kasoo qayb kala Dhalinyaro,Haweeyn,Odayaal iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada gobolada dhexe Soomaaliya kasoo jeeda. Labadda masuul ee la doortay ayaa sheegay inay howlahooda shaqo ku qaban doonaan Cadaalad,Sinaan iyo Hormarin. Source: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 17, 2010 Waa xaggee bartamuhu? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted October 17, 2010 Originally posted by Taleexi: Waa xaggee bartamuhu? that is good question,,,,,poster bal noo sheeg magaalooyinka iyo tuulooyinka ay u talin doonto dowlad goboleedka bartamaha Soomaaliya :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mr. Somalia Posted October 17, 2010 ^ I'm not 100% sure, but I suspect Bartamaha is for beesha degta gobolada dhexe ee Somalia(Not including beesha kala sheegata Galmudug, Ximan iyo Xeeb, and Hiraanland). Deegaanada ummada Soomaaliyeed hadaad kala taqaanid, waxaan filayaa inaad ogsoontahay beesha aan ka hadlayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted October 17, 2010 War ninyahow sarbeebta naga daa, oo warka noo saaf..... Quote Share this post Link to post Share on other sites