Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi oo caawa kulan la qaatay Ururrada siyaasadda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne Biixi, ayaa caawa kulan la qaatay Ururrada siyaasadda Somaliland kulanka ayaa lagaga hadlay xaaladda gobolka Sool iyo qodobo kale.

Madaxtooyada Somaliland ayaa sheegtay in guddi loo saaray si ay u soo saaraan qodobada xukuumadda iyo Ururrada isku afgarteen.

Kulankan ayaa ku soo beegmaya xilli maantana madaxweyne Biixi, kulan la qaatay labada xisbi mucaarad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this