Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Waddani oo war ka soo saaray Xabad-joojinta Dagaalka Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Xisbiga Waddani wuxuu soo dhaweynayaa xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday.
Mar labaad, Xisbiga Waddani wuxuu ku celinayaa oo uu dirayaa baaq nabadeed iyo in wadahadal ay labada dhinac miiska isugu yimaaddaan, waxaanu diyaar u yahay in uu ka qayb qaato nabadda iyo wadahadalka xalka lagaga gaadhayo shiqaaqada Laascaanood”.
Gudoomiye xirsi Cali xaaji xasan.
xirsi-e1663302100184.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this