Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga WADDANI oo ka hadlay xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa soo dhaweeyay xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday.

War qoraal ah oo uu soo saaray guddoomiyaha xisbiga WADDANI ayaa lagu yidhi sida tan:

“Xisbiga WADDANI wuxuu soo dhaweynayaa xabbad-joojinta ay xukuumadda Somaliland ku dhawaaqday.

Mar labaad, Xisbiga Waddani wuxuu ku celinayaa oo uu dirayaa baaq nabadeed iyo in wadahadal ay labada dhinac miiska isugu yimaaddaan, waxaanu diyaar u yahay in uu ka qayb qaato nabadda iyo wadahadalka xalka lagaga gaadhayo shiqaaqada Laascaanood.”

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali X Xasan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this