Sign in to follow this  
Deeq A.

Madax-dhaqameedka gobolka Sool oo ku dhawaaqay xabad joojin

Recommended Posts

Deeq A.   

Isimadda gobolka Sool ayaa ku dhawaaqay xabad joojin kadib dagaalkii shanta maalmood ka taagna Laascaanood.

Xukumadda Somaliland ayaa sidoo kale la filaya in ay si rasmi ah ugu dhawaaqdo xabad joojin.

Dhinacyada ayaa la filaya in ay wada hadal diyaar u yihiin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this