Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal maalintii shanaad ka socda magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal ayaa maalintii shanaad ka socda buuraha ku yaalla dulleedka magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.

Dagaalkan oo u dhexeeya Ciidamada qaranka Somaliland iyo maleeshiyaad nabad diid ah ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh sida kale waxa uu sababay in dad shacab ah ay ka qaxaan magaalada Laascaanood.

Hubka waaweyn iyo duqaymo culus ayaa saaka laga maqlayaa furimaha dagaalka ee duleedka Laascaanood sida ay noo xaqiijiyeen goob-joogayaal.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this