Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waxaanu haynaa maxabiis  Al-Shabaab ah, waxanu haynaa  maxabiis Puntland, waxaanu diyaar u nahay in aanu tusno beesha  Caalamka…”

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la Hadley qeybta afka English ee Idaacada BBC-da ayaa yidhi:-

“Waxaanu haynaa maxabiis  Al-Shabaab ah , waxanu haynaa  maxabiis Puntland  , waxaanu diyaar u nahay in aanu tusno beesha  Caalamka , ma jirto dagaal u dhaxeeya Somaliland iyo shacabka reer Laascaanood .

Waxaa jira dagaal iyo weerar ka imanaya kooxo  Maleeshiyaad ah oo ku xidhan ururka AS

Ciidamada Somaliland waxay awood u leeyihiin inay dalkooda difaacan iyaga oo hada-na is xakameynaya”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this