Sign in to follow this  
Jacaylbaro

President Rayaale's Meeting with Sool Sanaag Bari Community in USA

Recommended Posts

Washington DC (Harowo) - Madaxweynaha Jamahuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin, ayaa maanta huteelka uu degan yahay ee la yidhidhaahdo "May Flower", kula Kulmay madax Dhaqameedyo, waxgarad iyo Dhalin yaro ka soo jeeda gobolada Sool iyo Sanaag Bari.

 

Shirkan oo uu soo qaban qaabiyey Keenadiid Khaawi, kana soo qayb galeen Raage Garaad Cabdiqani Graad Jaamac, Caaqil Axmed Cali Abokor iyo Cabdilaahi Shariif, ayaa waxa uu Keenadiid u sheegay Shabakada Wararka ee Harowo.com in madaxweynuhu war bixin iyo tafaasiil ka siiyey martida shraftale ee ku soo booqatay huteelka xaalada siyaasadeed iyo Dhaqaale ee ka taagan laba gobol, kuwaas oo hada si toos ah ugu soo biiray maamulka Somaliland.

 

Dhinaca kale, masuuliin ka socota ururo Somaliland ah iyo dad kala yimid meelo fog fog oo ka mid cariga Maraykanka, ayaa hadba raxan raxan loogu geeynayey madaweynaha, iyada oo qaarna salaan ugu tagayeen halka qaar kalena waxyaabo kala duwan kala hadlayeen madaxweynaha.

 

***********%203.jpg

Dhurbahante%201.jpg

***********%204.jpg

***********%202.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirkan oo uu soo qaban qaabiyey Keenadiid Khaawi, kana soo qayb galeen Raage Garaad Cabdiqani Graad Jaamac, Caaqil Axmed Cali Abokor iyo Cabdilaahi Shariif, ayaa waxa uu Keenadiid u sheegay Shabakada Wararka ee Harowo.com in madaxweynuhu war bixin iyo tafaasiil ka siiyey martida shraftale ee ku soo booqatay huteelka xaalada siyaasadeed iyo Dhaqaale ee ka taagan laba gobol, kuwaas oo hada si toos ah ugu soo biiray maamulka Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this