Sign in to follow this  
Deeq A.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo sheegay in Ciidamada Somaliland duqayn culus u gaysteen magaalada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, oo warbaahinta Laascaanood kula hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Somaliland duqayn culus u gaysteen magaalada gaar ahaana xarumaha adeegga Bulshada.

Garaadka ayaa ku baaqay in haddii nabad la doonayo Ciidamada Somaliland ay ka baxaan Sool, halkan hoose ka Daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this