Taleexi Posted September 26, 2009 Very promising indeed. Well done Sanaag folks! Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted September 27, 2009 Mansa, you signature is an eye opener. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 27, 2009 Dhahar oo La Gudoonsiiyay Koobkii Tartanka aqooneedka +Sawiro Waxa Habeenimadii xalay Xaflad aad u heer sare ah logu dhigay Gobolkii Kaalinta kowaad ka galay tartankii Gobolada Somaliya iyo kii Kaalinta labaad galay Hotel Torobikaal oo ku yaala Bosaso Gobolka Sanaag oo horyaalka sanadka ah iyo Ki sanadkii hore oo Mudug ah ayaa Xaafladan sii weyn logu Abaal mariyey iyada oo weliba la siiyey Gobolkaasi Sanaag koobka aqoonta Gobolada ee Somaliya 2009, Madama aay ka soo dhex Bexeen 9 Gobol oo kale Xaaflada oo aay ka soo qeyb galeen Masuuliyin ka socota Dowlada Puntland, Shirkaada telcom oo iyadu maal gelisay taranka, Idaacada Horseed madax ka socota, Ururada haweenka, Ururada Dhalinyaada, Ganacsatada, Culimada Iyo Odayaasha Gobolka ayaa dhamaan ka soo qeyb galay xaaflada Haddaba Gobolka Guushu aay raacday ee Sanaag ayaa la siiyey Abaalmarino kala duwan oo isagu jira Koobab, lacago iyo waliba Duco badan oo logu duceyey in allaah u sii balaariyo Aqoontooda dhalinyarada Masuuliyiinta Puntland ee halkaasi ka soo qeyb galay ayaa dhamaan sii weyn ugu mahadceliyey Gobolkaasi sanaag iyaga oo tilmaamay inay ku faraxsan yahiin guusha u ka gaaray dhanka aqoonta iyo Cilmiga, Wasiirka Arrimaha gudaha Mudane cabdullaahi Axmed Jaamac Ilkajiir ayaa kaga soo qeyb galay Xaaflada khadka telfoonka isaga oo sii weyn ugu mahadceliyey dhalinyarada gobolkaasi Sanaag guusha balaaran ee aay ka gareen Dhanka aqoonta, Sidoo kale Xildhibaan Caasho axmed cabdalla ayaa iyaduna sii diiran ugu mahadcelisay Gobolada ka qeyb galay Tartanka gaar ahan gobolada Mudug iyo sanaag oo guusha qatay Mus'uuliyiinta xaaflada ka qeyb galay ee kala ayaa iyaguna sidoo kale u mahadceliyey dhalinyarada Gobolka Sanaag sidoo kale, Waxana ka mid ah Masuuliyinta labada wasiir ku xigeen Ee Arrimaha Gudaha mudane yusuf axmed Khayr iyo Warfaafinta Mudane Abdishakuur mire aaden Ugu dambeyntii Cabdishakuur mire ayaa gudoonsiyey Gobolka sanaag koobka iyada oo u qaday Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolkaasi oo lagu magacaabo Yasiin Cabdiwaxiid Dhahar. Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Puntland,Dr C/Shakuur Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 27, 2009 Siciid Axmed Baxwal Afhayeenka Tartamayaasha G/ka Sanaag Dhahar. Yaasiin C/waaxid Maxamed (Dhahar)- Gudoomiyaha Tartamayaasha G/ka Sanaag Dhahar- oo Koobkii Gudoomay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted September 27, 2009 Horseed media coverage of the ramadan competition and prizes for sanaag and mudug. Heaps of pics on here also. http://horseedmedia. net/2009/09/xafladdi i-xiritaanka-tartan- aqooneedka-ramadaank a-daawo-sawirada/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cowke Posted September 27, 2009 What about the ETN-Tv, it is sanaag owned, they should be participating and holding competitions like Radio Dhahar did, SBC Tv did, Horseed Media did. Radio daljir failed to participate and what about goldogob owned RBC radio and Radio Garowe who failed to hold anything for their listeners. Support SBC TV(qardho owned), Horseed Media(qardho owned) and Dhahar Radio(sanaag) as they are participating in making competition for it's listener base. These following media outlets need to be encouraged to participate in competitions for its listeners. Radio Las canood(sool owned) Radio Garowe(farole mouthpiece) but reliable news Daljir(galkacyo owned) ETN TV(sanaag owned) RaxanReeb(goldogob owned) These are the major media outlets who I know of in puntland, and they have failed to participate in this excellent competition. Quote Share this post Link to post Share on other sites