Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Somaliland oo Qoraal ka soo saartay xaaladda Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraalka xukuumadda akhri.

“Xukuumadda JSL Waxa ay Mar Labaad ku baaqaysaa Nabad.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaalilaand iyada oo fulinaysa go’aamadii ka soo baxay shirkii deg’degga ahaa ee Galaha Wasiirrada JSL ee qabsoomay taariikhdu markay ahayd  06/02/2023,  sidoo kalena tixgalinaysa baaqyada kala duwan ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa ka imanaya ee xambaarsan in xaaladda Laascaanood nabad lagu soo celiyo,  Xukuumaddu waxa ay mar walba diyaar u tahay in xaaladda Laascaanood ka taagan lagu dhammeeyo wada-hadal iyo is-afgarad, marka laga reebo kooxaha argagixisada ah.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this