Sign in to follow this  
Deeq A.

Muse Biixi: Talo iga hoo..!!

Recommended Posts

Deeq A.   

Somaliland nabad-galyada ay haysato waa mid dadka somalilnad degan ay ka shaqeeyeen, isla markaana midhaheedii ay guranayaan. Lkn nabad-glayadaas faa’iidadeedu kuma koobna reer Somalialnd kaliya, ee Somali oo dhan ayaa ka faa’iidaysata, ugana faa’iidaysata siyaabo badan oo ay ka mid tahay ku dayasho, ku noolaansho, iyo la tartamid. Sidoo kale, markii gobol somaaliyeed uu khal-khal iyo xasilooni la’aan ay ka dhacdo, dhibkiisu Somali oo dhan ayuu gaadhi, haba loo kala badnaadee.

Source: Hiiraan Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this