Xaaji Xunjuf Posted February 18, 2010 Dagaal goor dhow ka qarxay Deegaanka Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose Khamiis, February 18, 2010(HOL): Dagaal xooggan oo u dhexeeya xoogagga Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin iyo ciidamadii uu horkacayay Sheikh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) oo ka tirsan Ururka Xizbul Islaam ayaa goor dhawayd waxa uu ka qarxay deegaanka Dhoobley oo ku yaal xadka kala qeybiya Kenya iyo Soomaaliya. Qaar kamid ah dadka ku dhaqan deegaanka Dhoobley oo ay HOL la xiriirtay ayaa sheegay in ciidamo aad u hubeysan oo uu horkacayay Sheikh Axmed Madoobe ay soo weerareen deegaankaasi Dhoobley iyadoo dagaalku uu hadda ka socdo gudaha deegaanka Dhoobley ee Gobolka J/hoose. Lama oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka haseyeeshee dagaalka ayaa ah mid weli ka soconaya gudaha deegaankaasi Dhoobley, waxaana adag in la ogaado khasaaraha uu dagaalku geystay maadaama uu dagaalku weli socdo. Ma jiraan masuuliyiin ka tirsan maamullada Xakarada Alshabaab iyo kuwa uu horkacayo Sheikh Axmed madoobe oo ka hadlay dagaalka. Wixii warar ah ee ka soo kardha dagaalka ka socda deegaankaasi Dhoobley dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaaIinsha’allah. Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 18, 2010 Somali Islamist militias clash over southern town February 18, 2010 E-mail this article To: Invalid E-mail address Add a personal message:(80 character limit) Your E-mail: Invalid E-mail address Sending your articleYour article has been sent. E-mail|Print|Yahoo! Buzz|ShareThisText size – + MOGADISHU, Somalia—Residents in Somalia say two Islamist insurgent militias have clashed over control of a southern town. Discuss COMMENTS (0) Dhobley is only miles (kilometers) from the border with Kenya and near heavily forested land where fighters can easily hide. Resident Dahir Siyad says hundreds of fighters from Hizbul Islam forced militants from al-Shabab out of town after a pre-dawn attack Thursday. The U.S. State Department says al-Shabab is a terrorist organization with links to al-Qaida. Hizbul Islam and al-Shabab previously fought together against the U.N.-backed government. But they have recently clashed. Somalia has not had an effective government since 1991 when warlords overthrew longtime dictator Mohamed Siad Barre, then turned on each other. © Copyright 2010 Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten, or redistributed. Quote Share this post Link to post Share on other sites