Sign in to follow this  
Deeq A.

“Ciidamadda Somaliland waxa ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo…”

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland  waxa ay siidaysay maxaabiistii u dhalatay deegaanka kuna dhawaacmay dagaalka ka socda Laascaanood oo eheladoodii lagu wareejiyay maanta waxa sidaa sheegay Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta ahna Af-hayeenka Xukuumadda Somaliland Sulayman Yusuf Koore.

“Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyada Somaliland oo ku jira iska difaacidda weerarada kaga imanaya  kooxaha Argagixisadu waxa ay gacanta ku dhigeen maxaabiis dagaal oo iskugu jira argagixiso, ciidanka PSF ee Maamul Goboleedka Puntland iyo dad deegaanka ah oo la soo qalday.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this