Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaannada laga soo doorto Sanaag iyo Haylaan oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee laga soo doorto Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa war ka soo saaray Arrinta Gobollada SSC

Xildhibaannada Gobollada Sanaag iyo Haylaan ayaa soo dhaweeyay Go’aannadii ka soo baxay Shirkii Aaya-ka-tashiga Gobollada SSC ee Laascaanood lagu qabtay.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay caddeeyaan Mowqifkooda xasuuqa lagu hayo shacabka SSC gaar ahaanna Laascaanood.

FB_IMG_1675752108633.jpg?resize=324%2C67

PUNTLAND POST

The post Xildhibaannada laga soo doorto Sanaag iyo Haylaan oo war ka soo saaray dagaalka Laascaanood appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this