Illyria Posted June 1, 2023 29 minutes ago, Che -Guevara said: LOL Alla qaranka qaranka! That is what happened to Oodweyne before he created that other profile pretending to be drunken sailor lost on the high seas. Oi gents, could one of you change the title of this thread? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 1, 2023 7 hours ago, Illyria said: It gets worse. Here are the latest Sr secessionist officers killed. Waa Labadii Sarkaal ee u danbeeyay ee Beesha Arab uuga dhintay duulaankii u danbeeyay ee 18/5/2023. Labada Sarkaal midkood ayaa maanta dhaawac ahaan ugu dhintay Hargeysa. SNM way qarinayaan saraakiisha ku halaagsanta Laascaanood, Balse cadowga guddaha ayaa iyagu ku foogan in ay soo bandhigaan xaqiiqda. You can't kill a rat, Waar ninkan aad leedahay 18 may baanu dilnay, shalaytadan qoyan buu kumanan neef oo geel iyo adhiya oo ciidanka qaranka lasiiyey Ka gudoomayey dadka reer gebiley . Waan fahmi karaa in guuldarradu idinka tiro badatay oo ay xoogaa niyad dhisa idiin Tahay inaad been isku maaweelisan. Laakiin been run u yara eeg sheega. Waakan muuqaalka warkii shalay isagoo xoolo u gudoomaya ciidankayaga sharafta leh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted June 1, 2023 7 hours ago, Illyria said: Waa Labadii Sarkaal ee u danbeeyay ee Beesha Arab uuga dhintay duulaankii u danbeeyay ee 18/5/2023 The casualty rate of the SL officers are unusually high. There are probably high value riffles that could hit long distance targets. These snippers are either on top of tress during clashes and target officers or since these SL officers are old, they could not run when positions change. It is hard to explain. Maybe they were given fake officers ranks without the merit and now they are paying the ultimate price due to their incompetence. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 1, 2023 As the video evidence I posted shows , all their claims are baseless. A dhulo and dbyac are the weakest creatures , they are inferior race who can't defend themselves from me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 1, 2023 2 hours ago, Illyria said: Oi gents, could one of you change the title of this thread? Only the mod can change it now. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted June 1, 2023 1 hour ago, galbeedi said: The casualty rate of the SL officers are unusually high. There are probably high value riffles that could hit long distance targets. These snippers are either on top of tress during clashes and target officers or since these SL officers are old, they could not run when positions change. It is hard to explain. Maybe they were given fake officers ranks without the merit and now they are paying the ultimate price due to their incompetence. Yes, it is getting worse by the day, and their downfall is a combination of those factors. Daraawiish snipers are top notch, and the SL PoWs are a treasure trove Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 1, 2023 Dbayacoy meesha taydha Ka daaya, waad aragtan anaga shacabkayaga weliba degmooyinka ugu yaryar baa kumaanaan xoolo ah siiyanaya ciidankayaga. Markaasad la shir imanaysa somaliland baa waxay cunto wayday. 3 qodob oo xaqiiqaan kuu sheegaya. Kaw Horta dadkayagu kuwiina Ka hodansan kana tiro iyo tayaba badan. Labo dawladayadu tiina Ka dhaqaale badan kana nidaam wanaagsan. 3 ciidankayagu kuwiina kana tiro badan kana qalab fiican. Markaa beenta iyo propaganda waxa idiinku wacan waa itaal darrida. Itaal xumadiinuna waa hereditary , awaawgay awaawga waa Ka adkaa , aabahayna aabaha waa Ka adkaa. Aniguna saacadan aynu joogno adiga iyo ilmaaderaaba idinka adki. Meesha aanu Ka dagaalamayna waa badhtamha dhulkiina. Muddo 6 bilooda hal maxbuus baad iga haysa hada waa hal oo wallahiya . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted June 1, 2023 Just a sample of one of the batches to the front. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 1, 2023 23 minutes ago, Che -Guevara said: Igu sawir by Madoobe. Waligiisa ma soo hadalqaaday waxa Laascaanood ka socda horta? Laftagareen ayaaba dhaamay who called them early in the halgan, back in Febraayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites