Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 10, 2023 On 6/8/2023 at 4:35 PM, maakhiri1 said: Take easy on drugs Have you noticed he stopped writing 'laandheere, laandheere' after I posted that Reer Xamar lady story from berisamaadkii. Now si kale u badashay faankiisa jacburka ahaa. 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 10, 2023 Pland maximizing PR....good for the kids though! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 10, 2023 Kaligaa waalo wareer ahaa Ha lagula waasho wanaag ahaa 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 11, 2023 Nin waalan oo qori dable sita baa mid Ka ag yidhi waar guriga ha gubin,. Kulahaa adaaba I xasuusiyey markaas buu toos u gubay gurigii iyo wixii ag yaalayba. Faanku Intii hore introduction (hordhac) iyo isbarasho buu ahaa cayna idiinman yareysane ma in kalaad iga doonaysan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted June 12, 2023 They couldn't trust each other. Laascaanood: Ciidamada Somaliland oo markii u horraysay lagu dagaal-gelinayo summad-qabiil – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Ciidamada Somaliland ee fadhiya Gooja-cadde ayaa sida lagu soo warramayo markii u horraysay lagu hawl-gelinayaa summad-qabiil. Dagaalladii... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 12, 2023 I wish if the government allow us to operate separately from other JSL forces . Because our Goals are completely different from others anyway. We are not defending somaliland we are karbaashing Sool Clan on purpose . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted June 13, 2023 Good on him qalad baba ahayd in lugu daro kaas gollllaha wakiilada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted June 13, 2023 Wax alaale wixii daaroodi ha dareeraan kharash ka nagaga baxa geeska Africa oo dhan baanu Ku qabsan karna , weliba haday dareeri waayaan naagaha iyo caruurta isqa baanu leenahay Ku mudaharaada. Drod keliya waxaanu is fahmi karna nin warlord ah oo aanu dagaal iska kaashan karno. Wixii civilian ah ee dawlada Ku jira faa,iido nooma laha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted June 16, 2023 Feysal Dhurwaa: Waraabe oo si adag uga jawaabay hadalkii Deni – “Waa inoo Garoowe” Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidanka Somaliland aysan marnaba kasoo bixi doonin Laascaanood, taasi oo ugu baaqay Deni, si ay u kala badbaadan. Waraabe oo ka jawaabaya hadalkii Deni ee ahaa “Somaliland ciidankeeda haka qaado Laascaanood,” ayaa sheegay in ciidankooda aan la qaadayn in ay sii socdaan mooyee, sid uu hadalka u dhigay. “Saciid Deni ciidamada ka qaada ayuu yidhi Laascaanood, ka qaadi maynee balanteenu waa Yoocada, hadad joogi waydana waa inoo Garoowe,” ayuu yiri guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe. Deni ayuu sidoo kale waxa uu ku eedeeyay in dhibaatada Laascaanood ka dhacday uu masuul ka yahay, islamarkaana madaxweynaha Puntland uu Laascaanood ka barakaciyay dadkeedii. “Laascaanood waa ka nolol fiicnayd Garoowe iyo Boosaaso, laakiin (Deni) ayaa dadkeedii barakiciyay,” ayuu yiri guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Ugu dambeyntiina waxa uu dadka reer Laascaanood ugu baaqay inay nabada qaataan, isaga oo sheegay in aanay jirin faa’iido ay dadka Laascaanood ka heli karaan maamulka Puntland, oo si weyn isku hayaan xukuumadda Somaliland. Deni ayaa shalay ku goodiyay haddii ay Somaliland ka dhaga fureysato baaqaas ay si toos ah ula safan doonaan ciidamada deegaanka ee SSC-Khaatumo ee ku sugan magaaladaasi. “Dowladda Puntland waxay si aan qarsoodi lahayn u garab-istaagi doontaa shacabka reer SSC haddii maamulka Muuse Biixi Cabdi uu ka dhega-fureysto baaqyadda Golaha Ammaanka iyo inta nabada jecel oo ah in uu ciidamadiisa kala baxo magaalada Laascaanood” ayuu yiri madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in aan loo dul qaadan karin dhibaato u sheegay in Somaliland ay ku heyso dadka reer Laadcaanood. Si kastaba, xaaladda Laascaanood ayaa weli cakiran, waxaana ciidamada labada ay haatan isku horfdhiyaan duleedka magaalada , gaar ahaan aagga dhaanka xerada Goojacadde. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites