Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 11, 2023 Soomaali, kii waalnaa, kii lagu jiro, kuwii fiyoowaa, kii roonaa - waala isku wada qasmay since majority left in the country seriously have undiagnosed mental illness. Baraha bulshada have made it far much worse. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 11, 2023 Hooley is a grifter, and it is even sadder he is scamming some of the SLers, including BIIHI and KAAHIN, who desperately need way out of SSC issue Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted April 11, 2023 Allah ha u naxariiste Cigaal waxa uu yidhi in late sixteies, " Irir Awarkaan ku kacsanayey" after he joined late president Sharmaarke (AHN). Reer Xamarku waxay yidhaahdeen , " Soomaliland Gambar leeg aa lagu Fadhiisiyey noo" markii ay Dahir Calasow magan u noqdeen. This fellow came to our neck of the woods few years back and visited Quljeed town in Awdal. THey said they were related to Dahir Rayaale subclan called Reer Dudub and even went to the tomb of the dead clan father. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 11, 2023 ^^Who? Hoolay? the way he is responding , he seem very highly sophisticated scammer, Somalis back home, developed all these skills to scam, in order to survive Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 11, 2023 Beeso beeso, beeso beelnay, beeso beer waaye sheekada: Sodon sano gooni isku taag, yet waraaqda ofishaalkooda ah waxaa dhaanto, ka muuqaal wanaagsan tii suuqii Cabdalle Shideeye ee Bakaaraha lagu soo sameyn jiray sagaashameyadii. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted April 12, 2023 22 hours ago, maakhiri1 said: Siwaaqroon Waar heedhe, reerku fara badanaa, oo hub badanaa. I saw tanks being loaded by a local sub sub sub clan in Mudug. This is insane. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted April 12, 2023 18 minutes ago, Illyria said: Waar heedhe, reerku fara badanaa, oo hub badanaa. I saw tanks being loaded by a local sub sub sub clan in Mudug. This is insane. Masha, Allah, waxii Maddow iyo M baa is le eg! also, Like america, everyone has the right to bear arms, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Illyria Posted April 12, 2023 29 minutes ago, maakhiri1 said: Masha, Allah, waxii Maddow iyo M baa is le eg! also, Like america, everyone has the right to bear arms, No wonder Muse Biixi & Faysal A Waraabe have adopted a reconciliatory tone of late. Horaa loo yidhi "nin aan shantaadu kaa reebin, sharci kaama reebo". Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2023 Minii la waasho. A classical iqor bilaa liis: Daljiraha Shiinaha Xamar joogo smacked them down in a reply. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 14, 2023 Shiinaha oo jawaab cajiib ah ka bixiyey qoraal Somaliland ay soo dhigtay twitter-ka Maamulka Somaliland ee fadhigiisu yahay Hargeysa iyo dowladda Shiinaha ayaa markale isku qabtay arrin la xiriirta Taiwan, taas oo haatan xiisad cusub ka dhex abuurtay labada dhinac oo markii horeba isku hayay diblumaasiyadda. Xiisadda cusub ayaa ka dhalatay hadal kasoo yeeray wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo si aan gambasho lahayn uga hadashay dhoolatus milatari oo uu Shiinaha ka sameeyay aagga Taiwan, ayada oo si weyn ugu dhaleeceysay xukuumadda Beinjing. “Xuduudaha qaran ee waddan la yeehay waa in la ixtiraamo, lagana ilaaliyo argagixisada kusoo duusho, ama khatar dibadeed, laakiin dhoolatuska Shiinaha run ahaantii wuxuu jabinayaa maqaamkii marinka Taiwan,” ayay tiri wasaaradda arrimahadda dibadda Somaliland oo qoraal soo dhigtay twitter-ka. Xukuumadda Somaliland ayaa sidoo kale taageero u muujisay Taiwan, waxayna shaaca ka qaaday inay ku garab taagan tahay ilaalinta iyo difaaca dhulkeeda. “Sidaas daraadeed Somaliland waxay garab taagan tahay Taiwan oo ay ka mideysan yihiin dimuquraadiyadda” ayay hadalkeeda raacisay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland. Dhinaca kale safiirka dowladda Shiinaha u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, FEI Shengchao ayaa isla twitter-ka jawaab kulul u dhigay wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland. Danjire FEI Shengchao ayaa hadalka kasoo yeeray Somaliland ku tilmaamay wax lagu qoslo, wuxuuna sidoo kale ku sheegay inay tahay qoys gurigooda ka sameystay sohdin. “Waa in la ixtiraamaa xuduudaha uu qaran leeyahay, laakiin haka dhigin xuduud qaran leeyahay waxyaaba lagu qoslo iyo meel aanay jirin. Qoysas caqliga saliimka leh sohdin kuma dhex sameystaan guryahooda,” ayuu isna ugu jawaabay Danjire FEI Shengchao. Shiinaha iyo Somaliland ayaa marar badan sidan oo kale hawada isku mariyay hadallo kul-kulul, waxayna xiisaddooda kasii dartay markii ay Xukuumadda Hargeysa ee u hoggaamiyo Muuse Biixi xiriir la yeetay Taiwan oo Shiinaha u aqoonsanyahay qayb kamid ah dhulkeeda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AhmedGuled Posted April 16, 2023 On 4/12/2023 at 1:39 AM, maakhiri1 said: Masha, Allah, waxii Maddow iyo M baa is le eg! also, Like america, everyone has the right to bear arms, American citizens have the right to buy Tanks? Somalia is a joke. Quote Share this post Link to post Share on other sites