maakhiri1 Posted February 7, 2023 Latest, Burco hospitals can not cope the dead and wounded, wounded are now overflowing to Hargeisa Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted February 7, 2023 5 minutes ago, maakhiri1 said: Latest, Burco hospitals can not cope the dead and wounded, wounded are now overflowing to Hargeisa LOL Burco is too far. There is a military hospital in Oog, why go to Burco? kkk Beentu lug la qabto ayay leeday. The news I am getting is, the Army is not even fighting at all, they are fighting with one hand. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 7, 2023 DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan. War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood. Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. “Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yiri qoraalka Fiqi. Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka. Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo tan badeed Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland. “Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda. Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan. Ugu dambeyn waxaa war-saxaafadeedkani farriin loogu daray hay’adaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga ah oo laga dalbaday inay u gurmadaan dadkii ka barakacay Laascaanood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 7, 2023 4 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood DF oo shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda Laascaanood Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo war-saxaafadeed soo saartay ayaa si adag uga hadashay xiisadda dagaal ee ka taagan gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, taas oo sababtay khasaare xoogan. War-saxaafadeedkan oo uu warbaahinta u aqriyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Axmed Macallin Fiqi ayaa lagu shaaciyay mowqifka dowladda ee arrinta Laascaanood. Ugu horreyn dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay dagaallada ka socdo halkaasi, kuwaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. “Dowladda federaalka waxa ay ka xun tahay dagaallada halkaasi ka dilaacay ee geysanayaa khasaaraha nafeed, barakaca Ummadeed iyo burburka” ayuu lagu yiri qoraalka Fiqi. Wasiirka oo sii wada aqrinta bayaanka ayaa sheegay in xaaladda ka taagan Laascaanood ay salka ku heyso arrin siyaasadeed, wuxuuna ka digay in lasii wado dhibaateynta shacabka. Sidoo kale dowladda Soomaaliya war-saxaafadeedkan ku shaacisay mowqifkeeda ku aadan xaaladda haatan ka taagan magaalada Laascaanood, waxayna sheegtay in uu xil ka saaran yahay ilaalinta midnimada dhuleed iyo tan badeed Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa sidoo kale xustay inay so dhaweyneyso go’aanka kasoo baxay Isimada SSC iyo sidoo kale rabitaanka reer Laascaanood oo shalay ku dhawaaqay inay hoostagayaan dowladda federaalka, isla-markaana aysan kasii mid ahaaneyn Somaliland. “Dowladda Soomaaliya waxaa xil ka saaraan yahay ilaalinta mabaadi’da dastuuriga ah ee dhowrista midimada dhuleed iyo tan dadeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxayna dawladdu ayadoo ka duulayso mabda’aas soo dhowaynaysaa rabitaanka iyo go’aanada dadka reer Laascaanod” ayaa markale lagu yiri war-saxaafadeedka dowladda. Waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in la dajiyo xiisadda haatan ka aloolsan magaaladaasi, wax welibana lagu dhammeeyo wada-hadal iyo degnaan. Ugu dambeyn waxaa war-saxaafadeedkani farriin loogu daray hay’adaha Samafalka iyo kuwa Caalamiga ah oo laga dalbaday inay u gurmadaan dadkii ka barakacay Laascaanood. It is very good news that government recognises SSC Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 7, 2023 Maakhiri, If you see anyone with going LOL all day means things are not going well. Xaaji, Losses are high on both sides. And if you think Somaliland is a proper army, you are being a bit delusional. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 7, 2023 Odeygii Cabdi Xaashi, ergeyga Muuse Muqayil Xamar u fadhiyo, hadduu si deg deg ku soo hadli doonaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 7, 2023 Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 7, 2023 Very good, well done Deni Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 7, 2023 24 minutes ago, maakhiri1 said: Very good, well done Deni It's about self determination of reer Sool. Everyone else will have to sit it out and only help when asked by reer Sool. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted February 7, 2023 8 hours ago, Xaaji Xunjuf said: They are being handled by the Somaliland army they learned their lesson today . The qaranndiids know not to play games any more . It’s over boys and girls even their Militia leader yesterday was killed hebel cartan boss today another main financer was killed. And over 30 of them were captured this morning and nine dead and counting . This is now how they expected things would go . You need to show people captured! Local people were able to push the Somaliland army on much of the east and south sides of the city. They remained Westside, all of them 10km squire. It is not over. It will start 5:30 again, be ready. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted February 7, 2023 7 hours ago, baala xoofto said: Dhaawac ayaa lagu qabtay Faysal Falaalug Fake. This guy is dead according to his family. https://m.facebook.com/story.php/?story_fbid=pfbid02TQ1Aa7Z4Cefvi3Lbqt5qhwPAG73efNnK84oLgekRE4EaFmZbe1dF1Paxfcv5NMgJl&id=100050700604263 Quote Share this post Link to post Share on other sites