Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax xisbiga Waddani…Cirro oo ka hadlay Colaada Laascaanood

Recommended Posts

Deeq A.   
Gudoomiye Cirro oo ka hadlay Colaada Laascaanood
Waxa aan si dareen iyo damqasho leh uga xumahay dhibta saaka ka dhacaysa Caasimadda Gobolka SOOL ee Laascaanood, waxa aan si weyn ugu baaqayaa in colaadda afka la qabto, Xukuumadduna muujiso dulqaad iyo dhibirsanaan, Garaadada dhaqankuna nabadda iyo xasilloonida ha ka shaqeeyaan, magaaladana yaan dagaal laga ridin oo aan maatidana la qaxin.
Dhib kasta oo dhacda, xalkeedu xabad iyo rasaas maaha, xalku waa wada-hadal, wada-xaajood iyo nabadeyn.
cirro.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this