Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Taaran oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1675677328039.jpg?resize=715%2C47

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay xeer ilaaliyihii guud ee Puntland Maxamuud Xasan Aw Cismaan

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha cusub ee Puntland.

Xeer Ilaaliyaha cusub ayaa loo magacaabay Axmed Maxamed Yuusuf ( Taaran) sida ku cad Wareegtada.

Avv. Axmed Taaran ayaa hore Madaxweyne Deni ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare waxaase Codka Kalsoonida u diiday Baarlamanka.

PUNTLAND POST

The post Axmed Taaran oo loo magacaabay Xeer Ilaaliyaha guud ee Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this