Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Magaalada LAASCAANOOD

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan Dagaalka ka socda Laascaanood waxaa uu sababay dhimasho iyo dhaawac kala duwan oo ah dhinacyada dagaalku dhex maray.


Dadka ku dhintay waxaa kamid askari ka tirsanaa ciidanka ilaalada u ahaa Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland Siciid Sulub, dhan kale waxa ay wararku sheegayaan in khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh ay soo gaadhay maleeshiyaadkii soo weeraray.


Garaadada kusugan magaalada Laascaanood ayaa iyaguna ku hadlay dagaalka saaka ka qarxay magaalada, halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this